moviebox header nav
moviebox search icon

Lil Baliil Ft Ck - Beenlow ( Officiall animation video )

2020

R

0 h 2 m

Kenya

African

Lyrics I’m a bad boy looking for a bad girl Cadowgeyga fiiri ciilbe udhimanayan Haben iyo maalin qolke kaso caytamaan Lakin ya kayeela beente lawaregayaan Beenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u know Cadow waaye yoo kusirin Beenta yo ka dhadhicinin Sxb yoosan iska dhigin Calol jileec yo ka arkin Gadaal yoosan ka toganin Shalay wexe dheheen lb Waxa waaye illuminati Ana waxan dhahay niga fuck you Illuminati iyo adi kuligiina fuck you Waxan ahay muslim warya Waan soma 5 salaad waan wada Sadaqada waaan baxsha Coz adigan kusiya Wa weriye beenbo qora Dadka kale sharaftoodo Irsaq mar walba karadsha Gabdheheena sawirkodo Youtube mar walba dhex dhiga Damir maleh Hadana dad ceshta maleh O hadana weji maleh iskada dadnimo maleh Yo kushegan Cagta fur yosan kubaran Hala qabsan Fursad dhan yosan kahelin Cadow cirka kuma nola Dhulke jogan Caloshe kawada bukan Ciil kam baxan Cano qabow qofki cabe Beenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u know 5sano kahor soo xasuuso Garab ayaan kuweeydiistay Jawaab fiican kaama helin Qosol beena igu Sintay Waxaa iga dhigtay qashin Lakin maniyad jebin Maantay fiiri who is king Call me king Xasuus yeelo nacas aqas Shalay adaa eheed maqas Lakin maantay wa af beeshay Warya call me baba Lb fuck your sister Coz lacag be rabta Ana waan u haaya Fiiri waan kawata Maatay tuugsi kama rabo Lacag maya kuma haayo saan maka dacadba isheek Saan maka dhab baa aa Adi maku naxa aa Shalay waxa eheed cadow Manatay waxa tahay badow In lagu toogta istahisha Lakin nolasha kugudhiba Woo maseeray fiiri kan Derbi iga tiiri a Alow iga jeedi a Ishiisana iga celi a Waan dadalaay Waan hormaray Kanoxow nafta waay ay Cadow Ciil uDhimo Beenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u know Produced by CBLACK
More

7.7 /10

0 people rated

Regarder en ligne

Dans l’appli

Watch on TV

Épisodes

Meilleurs acteurs

Avis des utilisateurs

Épisodes
Meilleurs acteurs
Avis des utilisateurs

Épisodes

film
lklk
Netflix
Plex

Avis des utilisateurs

author avatar

Schardo Tv 🇬🇭🇳🇬

14/12/2024 20:29
Lil Baliil Ft Ck - Beenlow ( Officiall animation video )
Disclaimer: All videos and pictures on MovieBox are from the Internet, and their copyrights belong to the original creators. We only provide webpage services and do not store, record, or upload any content.